Dowlada Somalia oo war cusub ka soo saartay heshiis ay horey ula gashay Shirkadda Sahal

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kormeeray xarunta shirkadda Sahal oo Rakaabka basas ku geysa garoonka diyaaradaha Muqdisho Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad (Oomaar) iyo Maamulaha Shirkadda Jabril Maxamuud GeediĀ  ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad ah oo dib loogu eegayo howlaha shirkadda. Oomaar ayaa sheegay in dib … Continue reading Dowlada Somalia oo war cusub ka soo saartay heshiis ay horey ula gashay Shirkadda Sahal